English Course
Kooraskani waa kooraska kooban maqal iyo muuqaal ah, waxaana uu ka billaabanayaa koorasku heerka 1aad basic waxa uuna ku dhammanayaa heerka u sareeya advanced. ardayga waxa uu ka dhisayaa qoraalka, akhriska, dhagaysiga iyo hadalkaba,sidoo kalena waxaa si heer sare ah loo barayaa naxwaha luuqada ingiriisiga.
$5.00
$30.00
Amharic Course
Kooraskani waxa uu ka billaabanayaa alifbeetada luuqada amxaariga, waxaana lagu baranayaa ilaa heerka sare ee luuqada amxaariga. waxaad ku baranaysaa: Qoraalka Akhirska Fahanka iyo Hadalka luuqada si heer sare ah.
$5.00
$30.00
Mathematics Course
Kooraska maaddada xisaabtu wuxuu ka kooban heer hoose iyo heerdhexe. xisaabaha la baranayo waxaa ka mid ah: isugaynta, kala goynta, iskudhufashada, isuqaybinta, qiimo-rugeedka, jajabyada, cabiraadda, aljebrada, iyo jibaaradda.
$5.00
$30.00
ENGLISH BEGINNER BOOK
BUUGAN waxaa ka baranaysaa dhammaan aas-aaska luuqada ingiriisiga.
$2.00
$5.00
English Grammar - Tenses, models, and Question tags
Buuggan waxaad ka baranaysaa Tenses, model auxiliaries, iyo Question Tags.
$2.00
$5.00
English Grammar- conditionals, passive voice and reported speech
Buuggan waxaad ka baraneysaa conditional tenses, passive voice tenses and reported speech.
$2.00
$5.00
Grammar Summary
buuggan waxaad si kooban ugu baranaysaa 8-qaybood ee hadalka ee luuqada English ka.
$2.00
$5.00
Qaababka lacag bixinta
Amharic Sample
Amharic Sample
English sample
English Sample
Math Sample
WhatsApp group
Tiktok