Kooraskani waa kooraska kooban maqal iyo muuqaal ah, waxaana uu ka billaabanayaa koorasku heerka 1aad basic waxa uuna ku dhammanayaa heerka u sareeya advanced.
ardayga waxa uu ka dhisayaa qoraalka, akhriska, dhagaysiga iyo hadalkaba,sidoo kalena waxaa si heer sare ah loo barayaa naxwaha luuqada ingiriisiga.