Roogaga Waawayn – Nadaafad & Soo Noolayn
SHAAYBE Cleaning Services waxay isticmaashaa qalab iyo nadiifiyayaal tayo sare leh si roogagaagu u noqdo kuwo cusub oo nadiif ah.
✔ Qalab casri ah – Makiinadaha shaver-ka iyo burushyada gaarka ah
✔ Nadiifiyayaal xoog leh – Biyaha cadaadiska sare leh iyo saabuun tayo sare leh
✔ Udgoon & soo nooleyn – Roogagaaga wuxuu dib ugu soo laabanayaa heer sare!
SHAAYBE – Lambarka koowaad ee nadaafadda dharka & roogaga ee Somaliland
SKU: SHY-029-SUQ