Koodh Cusus

Koodh Cusus

Dharka Culculus – Nadaafad & Daryeel
• Diyaarinta 48 saacadood gudahood – SOS 5,000 dheeraad ah (xabbo kasta)

SHAAYBE Cleaning Services – hogaamiyaha nadaafadda dharka ee Somaliland!

Waxaan si taxadar leh oo xirfad leh u nadiifinaa dharka culculus sida jaakadaha, funaanadaha culculus, iyo dharka shaqada adag, annagoo hubinayna nadiif saafi ah iyo adeeg hufan.

SHAAYBE – Lambarka koowaad ee nadaafadda dharka ee Somaliland!

SKU: SHY-025-SUQ
SOS 20.00

SOS 25.00

48 Saacadood gudahood

Select up to 1