🟨 Barashada Luuqadda Spanish-ka – Heerka 2aad
✅ Sharaxaad Kooban:
Koorsadan waa heerka labaad ee barashada Spanish-ka waxaana loogu talagalay ardayda hore u baratay heerka 1aad ama fahmaya aasaaska luuqadda. Waxaad si tartiib ah ugu baran doontaa inaad wada sheekeysi samayso, su’aalo weydiiso, iyo inaad fahanto weedho dheer. Waxaa sidoo kale baran doontaa falalka muhiimka ah iyo sida loo isticmaalo wakhtiyada kala duwan sida hadda, tagay, iyo mustaqbal.
SKU: Conversation