Hel CV Quruxbadan 24 Saac Gudahood

Hel CV Quruxbadan 24 Saac Gudahood

CV-ga xirfadeed (Professional CV) waa furaha koowaad ee lagu galo suuqa shaqada, wuxuuna si cad u muujinayaa kartidaada, khibradaada, iyo aqoontaada.
Wuxuu shaqo-bixiyaha ka dhaadhicinayaa in aad tahay qof u qalma booska la raadinayo.
CV-ga si wanaagsan loo diyaariyey wuxuu kordhiyaa fursadda helitaanka wareysi shaqo iyo booska shaqo ee riyadaada.

SKU: Curriculum
€10.00

€15.00