{"name":"Kobciye College  | Take App","short_name":"Kobciye College  | Take App","description":"**Kobciye College waa xarun waxbarasho oo diiradda saarta horumarinta dhalinyarada, gaar ahaan barashada luqadda Isbaanishka🇪🇸 iyada oo loo adeegsanayo luqadda Soomaaliga 🇸🇴si ardaydu si fudud oo qoto dheer u fahmaan casharrada. Waxaa horey uga qalin jabiyay arday badan oo si kalsooni leh ugu hadla luqadda Isbaanishka, taasoo u suurtagelisay inay si sahlan shaqo ku helaan una dhexgalaan bulshada.\n\nIntaa waxaa dheer, Kobciye College waxay ardayda ka caawisaa diyaarinta CV-yada xirfadeed (Professional CVs) oo si xirfadaysan ugu qoran luqadaha English iyo Spanish 🇪🇸 si ay ugu tartamaan fursadaha shaqo ee gudaha iyo dibadda.\n\nSidoo kale, waxaan dhalinyarada siinaa la-talin ku saabsan shaqooyinka, waxbarashada sare, iyo koorsooyinka muhiimka ah ee kor u qaadaya xirfaddooda iyo fursadahooda mustaqbalka.**\n","start_url":"/kobciyecollege","display":"standalone","background_color":"#ffffff","theme_color":"#ffffff","icons":[{"src":"https://emofly.b-cdn.net/hbd_exvhac6ayb3ZKT/width:192/plain/https%3A%2F%2Fstorage.googleapis.com%2Ftakeapp%2Fmedia%2Fcmdu2srsu000104l47vv95ffe.png","sizes":"192x192","type":"image/png"},{"src":"https://emofly.b-cdn.net/hbd_exvhac6ayb3ZKT/width:512/plain/https%3A%2F%2Fstorage.googleapis.com%2Ftakeapp%2Fmedia%2Fcmdu2srsu000104l47vv95ffe.png","sizes":"512x512","type":"image/png"}]}