Join our WhatsApp group
image
AQRISO waa goob aad ka heli karto buugaag, qoraallo kooban, templates iyo casharro fudud oo kaa caawinaya inaad horumariso naftaada, waxbarashadaada iyo xirfadahaaga.

Waxaan kuu soo bandhigaynaa:
✅ Buugaag iyo qoraallo kooban oo si fudud loo akhrisan karo
✅ Templates shaqo iyo ganacsi kuu fududeynaya howlahaaga
✅ Casharro iyo talooyin kaa caawinaya barashada luqadaha iyo xirfadaha casriga ah
✅ Adeeg degdeg ah iyo isfahan wanaagsan

Hadafkeennu waa:
Inaan kuu fududeyno akhriska iyo barashada si aad uga faa’iideysato waqtigaaga una gaarto guul noloshaada ah.

Ku soo biir AQRISO maanta si aad u barato, u akhrido, uguna horumariso naftaada.